War Deg Deg Ah:Shil Gaadhi Oo Dhimasho iyo Dhawacba Leh Oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Qoyta Oo 18 Km Kaga Beegan Dhinaca Woqooyi Magalada Burco –

0

Burco(HWN):Khasaaraha Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Tuulada Qoyta Oo Dhinaca Galbeed Kaga Beegan Magaalada Burco Ugu Yaraan Laba Qof Oo Shicib Ahaa Iyaa Geeriyooday Toban Kalena Waxa Soo Gaadhay Dhaawacyo Kala Duwan, Kadib Markii Gaadhi Ay La Socdeen Kula Geddoomay Duleedka Magaalada Qoyta Oo Dhinaca Waqooyi Ka Xidigta Magaalada Burco. Gaadhigan Oo Noociisu Ahaa Kuwa Loo Yaqaan Noha,Ayaa La Sheegay Inuu Ka Yimi Dhinaca Degmada Buuhoodle Kuna Socday Magaalada Hargaysa. Dadkii Ku Dhaawacmay Shilkan Ayaa La Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Burco Halkaasoo Lagu Dabiibayo ,Balse Sida Masuuliyiinta Caafimaadka Sheegeen Laba Ka Mida Dadka Dhaawaca ,Ayaa Xaaladoodu Culus Tahay. Shilkani Ka Dhacay Duleedka Magalada Burco Ayaa Noqanayaa Mid Inta –