Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Qorshayaal Guno Kordhin Ah U Suurtagalisey Ciidamada Qaranka

0

Harggeysa(BGN)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Samsam Cabdi Aadan,ayaa mudadii koobneyd ee ay xilka Wsaarada haysey ku guuleysatey hirgalinta talaabiooyin hurumar u leh dalka dhinacyada Taakulada Wasaaradaha iyo Ciidamada Qaranka oo loo kordhiyay gunooyinka iyo mushaharka.

Talaabadan ayaa qeyb ka ah dedaalada Wasiirku ka wado Wasaarada Maaliyada waxaabey dhawaan bilaabi doontaa qorshayaal cusub oo ay kamid yihiin kor u qaadista dakhliga cashuuraha oo laga bilaabi doono badelaada Waraaqda Gaadiidka, iyo Cashuuraha

macaashalmacaashka(Revenew) si kor loogu qaado hurumarka iyo dardar galinta arimaha Siyaasada ee Xukuumada. Sikasta, oo ay tahey hadii ay u suurtagalaan Qorshayaasha rajada fiican ee Wasiirka Wasaarada Maaliyada Samsam Cabdi Aadan waxey kor



u qaadi doontaa Sumcadeeda maadaama ay hore uga soo shaqeysay Wasaarada Waxbarashada oo ay door adag kasoo ciyaartey mudadii ay xilka Wasaaradaas hays