daayaca shoqo ee wasaarada maliyada iyo jaahwareerka ka taagan kastamka berbera q/w saleebaan maxamed c/laahi

0

Mamulaha kastamka berbera oo tacadii kula kacay ganacsatada ahna muwadiinin reer somaliland ah iyagoo cashuurtii iyo nidaamkii kale dhamaystiray ayaa wuxuu ka ka xanibay maamulaha kastamka berbera badeecadoodii oo aan cashuur lagu lahayn ayuu si ulaa kacaa amar ku bixiyay inaanay bixiin iyaada oo khiibradiisa kastameed ay yartahay ayaa waxaa arrintan kala tala bixiyay ninka tirsanaa shaqalaha dakada berbera oo magaciisu yahay cilmi oo marku mareeyahaa dakadu shaqada ka fadhiisiyay ayaa sii sharci daro ah wasarada maliyada laga soo shaqaleyay mudo shan cisho ah ninkaa oo isticmalaa awoodo kale sida wasirka dulista iyo melo kale laga mamulo sifoo sharcii daro ahna ku jooga kastamka berbera ayaa isagoo la ficiltamaya mareyahaa dakada berbera ku lataliyay mamuleh gurxaan ii laxaaniboo badeecadaha aan wax cashuur lagu laheyn iyo iin mudo aah ganacstada dalka somaliland iyago dakad leh ayay hadanaa dhibaatoyinka uga tageen una wareegen dalka jabuuuti taas oo sumcad daro ku ah mamulka dalka waxaa ka mid ah dhibatoyinka

Maaha tacadiyada ka jira wax aynu soo koobi karo ee waa wax soo noqnoqda oo had iyo jeer lagula kaco ganacsatada dalka ee waa wax joogtaa oo keenay in ganacsato badani ay ka baydho in ay wax kalasoo dagaan dekada berbera

Hadaba maxaa keenay nidaam xumadan ka taagan kastamka berbera oo aan ahayn tacadiyada lagula kaco ganacsatada oo qudha ee ay tahay shaqaalaha kastamka oo iyagana lagula kaco tacadiyo aad u foolxun waxaana tusaale cad kaaga filan sida lagu shaqaaleeyey cilmi oo markii uu mareeyaha dakadu shaqada ka fadhiisiyey mudo shan cisho gudahooda lagulasoo shaqaaleeyey wasaarada maaliyada oo u dhiganta halkii uu ka shaqaynayey oo ah barxada kastamka

Xildhsaleebaan@gmail.com

Alaa mahad lehÂ