Talo Qaran Beey Somaliland U Baahan Tahey ,By Fu’aad Maxmed Qawdhan, Goodimiyaha Dhaliyarda Somliland Ee Ariamaha Bulshada Uk –

0

TALO QARAN BEEY SOMALILAND U BAAHAN TAHEY

BY FUAAD MAXMED QAWDHAN, GOODIMIYAHA DHALIYARDA SOMLILAND
EE ARIAMAHA BULSHADA UK

Markaan aragney wararaka aay isla dhax maryaan tv yada soomaaliyeed iyo webside yada soomaaliyeed ee caalamka ku sugan waxey ka qorayaan ama ka sheegayaan Somaliland,  Arintaasaa ah in  madaxda Somaliland iyo xisbiyada mucaradka ahiba ay si public ah isu haystaan. Taasi waxay nagu kaliftey ama keentay inaan taladan soo jeedino.

1 Madaxda Somaliland yaany ka tagain qadarinta sharciga iyo ixtirmaaka dhexdooda dal jacayl daraadii
2 i yadoo la dhigto nidaam  sharci ah oo aynu ku dhaqano iskuna maamulno. Sharciyaga yaany cidi baalmarin. Hadii

wax lagu heshiiyana sida walhtiga doorashada waa in la sameeyo oo la fuliyaa ilayn ka danbaba waxaasoo kale ayuu samayn karaa.
3 in la ilaaliyo dadnta guud , oo la ixtraamo ilahey iyo muwaadiniinta Somaliland ee halkaas ku aburan,
4  in madaxda Somaliland  waliba xildhibaanadu weegii maalin iskugu yiimaadaan arimaha kolba taagan,taas oo aay ku dhaqmaan calamka odhami sida dalka GREAT BRITAIN
5  in la halo madax dacada oo ilaalisa masuuliyada loo dhiibtay kana  baqaysa illahay. Allah isagaa caalamka aburey  oo arkaya waxey samaynayaan.
6 Waa in layska ilaaliyaa midi midi ku taag.

ALLAH AYAA MAHAD LEH

BY  FUAAD MAXMED QAWDHAN, GOODIMIYAHA DHALIYARDA SOMLILAND
EE ARIAMAHA BULSHADA UK

mr_qawdhan@hotmail.co.uk – See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=160557#sthash.6uugzVqO.dpuf