Siyaasiga Cabdi Diiriye Oo Dhaliilay Siyaasada Arimaha Dibada Ee Xukuumada Talada Haysa , Qaabka Shaqo Ee Telifishanka Qaranka Iyo Hogaaminta Madaxweyne Siilanyo

0

Hargeysa(HWN):- Siyaasiga Cabdi Diiriye Oo Ka Mid Ah Qurbo Jooga Ku Nool Dalka Ingiriiska Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Maanta Wareysi Gaar Ah Siiyey Shabakada Wararka Ee Hadhwanaagnews Ayaa Waxaa U Ka Hadley Xaalada Guud Ee Dalka , Arimaha Doorashooyinka , Siyaasada Arimaha Dibada Ee Xukuumada Talada Haysa Iyo Hogaaminta Madaxweyne Axmed Siilanyo

Waxaa Uu Dhaliilay Qaabka Uu u Shaqeeyo Telefishanka Qaranka Somaliland Oo Uu Ku Tilmaamay Mid Dad Gaar Ah Afkaartooda Ku Shaqeeya Isla Markaana U Adeega .

Siyaasigan Ayaa Waxaa Uu Sidoo Kale Uu Sheeegay In Xukuumada Madaxweyne Siilanyo Ay Ku Fashilantay Siyaasada Arimaha Dibada Isla Markaana Xisbiga Wadani

Uu Kaga Dheereyey Siyaasada Arimaha Dibada .

Dhinca Kale Siyaasi Cabdi Diiraye Waxaa Uu Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo U Soo Jeediyey In Uu Dalkan Bad Baadiyo Hadii Dalka Taladiisa Ay Gacantiisa Ku Jirto
– See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=160356#sthash.B2C3785U.dpuf