Daawo Siyaasi Ka Tirsan Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Wadani Oo Wasiirada Xukuumada Siilaanyo Ku Eedeeyay Ku Shaqaynta Eex iyo Qabyaalad

0

 

Boorama(HWN)Siyaasi Xuseen Cilmi oo ka tirsan garabka dhalinyada ee xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay gudaha Magaalada Boorama,kaga hadlay qodobo dhawr ah wuxuuna siyaasigu ugu horayn ku eedeeyay qaaar ka mid ah wasiirada xukuumada siilaanyo inay ku shaqeeyaan eex iyo qabyalada.

sidoo kale waxa uu siyaasi xuseen ku eedeeyay wasiirka cusub ee wasaarada beeraha Somaliland inuu leexsaday mashruucii timirta ahaa ee laga waday xeebaha gobolka Awdal isga oo u leexiyay xeebaha gobolka Saaxil, taasina ay ku tusayso cadaalad darda wasiirada xukuumada Kulmiye. – See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=160047#sthash.LuVZ6jMO.dpuf