Marwada Kowaad e dalka jaban o Sheegtay Xiisaha ay u qabto dhaqashada Shinida ,Doonaysana in ay aqlaka Madaxtooyada ku Beerto Shini

0

Haweenayda uu qabo Ra’iisul wasaaraha dalka Japan ayaa sheegtay inay doonayso inay shini ku dhaqato gudaha aqalka madaxtooyada.

Haweenayda ayaa intaasi ku dartay inay aad u jeceshahay dhaqashada shinida iyo waliba malabka

Haweenaydan oo lagu magacaabo Akie Abe ayaa doonayso in shini gaaraysa 10.000 ay ugu horayntii abuurto

Shinidan ayaa la filayaa in malabkeeda uu diyaar noqon karaa dhamaadka sanadkan

Haweenaydan ayaa inta badan danaysa arimaha deegaanka. waxayna tilaabadan uga dayanaysaa xaaska madaxweynaha Maraykanka oo aqalka cad ee Maraykanka ku haysata Shini
– See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=159862#sthash.7bO6b0e9.dpuf