Soomaaliya iyo Nigeria oo kaalimaha hore ka galay waddamada ugu argagixisada badan Caalamka
Soomaaliya iyo Nigeria oo kaalimaha hore ka galay waddamada ugu argagixisada badan Caalamka
Dalalka Nigeria iyo Soomaaliya ayaa kaalinta 1-aad iyo midda 2-aad uga jira...
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka UK Oo Dawladiisa Ugu Baaqay Inay Horseed Ka Noqoto Aqoonsiga...
Xildhibaan Mathew Offord oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Ingiriiska, ayaa dawladda dalkiisa ugu baaqay inay horseed ka noqoto aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland.
Xildhibaan Mathew, wuxuu...
Xogo Cusub Oo Laga Helay Shidaalka Somaliland Iyo Soomaaliya Iyo Baadhitaano Lagu Ogaaday Lix...
Xogo Cusub Oo Laga Helay Shidaalka Somaliland Iyo Soomaaliya Iyo Baadhitaano Lagu Ogaaday Lix Goobood Oo Shidaalkani Ceegaago
Khubaro Daraasaysa cilmiga Jiyoolajiga gaar ahaan khayraadka...
Taliyihii Hawl Galinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey
aliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuro Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa xilkii ka qaadey taliyihii hawl galinta ciidanka Booliska Cabdiqani Ciise Maygaag ( Ganay )...
WAR DEG DEGA,Telefishinka ABC News oo warkan baahiyey ayaa tilmaamay in Amni-xumida ka jirta...
Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan La-talinta dhinaca Socdaalka waxay ka digtay Xaalladda aan degganayn ee Ammaanka ee dalka Somalia iyo inay weli jiraan...
Afgenbi ka dhanka ah Bin Salmanka sacuudiga & Inankiisa+Meesha aan la filayn ee uu...
Amiir Khaled bin Farhan Al Saud oo ka mid ah Boqortooyada Sacuudiga balse dibad joog ah, ayaa sheegay in Maxamed Bin Salmaan la ridi...





















