War-murtiyeed ka soo baxey shirweynihii Beesha Ciise Muse ee ka dhacay Galbeedka Caasimada London...
War-murtiyeed ka soo baxey shirweynihii Beesha Ciise Muse ee ka dhacay Galbeedka Caasimada London - Sabtidii 29/12/2018
Shirweynahan waxaa u dhamaa bahweynta qurbe-joogta Ciise Muse ee...
Dawlada Muuse Biixi waxay tabaysaa Mucaaradkii la Xisaabtami lahaa, Wasiir maxamed Kaahin
Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay inay dawlada madaxweyne Muuse Biixi ay tabayso mucaarad la xisaabtama.Maxamed Kaahin ayaa sidan ka sheegay...
Golaha Guurtida Somaliland oo ka Doodaya samaynta Xeerkii Lagusoo Dooran laha gole Cusub oo...
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha guurtida Somaliland Siciid Jaamac Cali ayaa ka hadlay kulan lagu gorfaynayay Sidii Xeer loogu samayn lahaa golaha guurtida...
Garoowe: Saraakiisha DFS oo La mamnuucey Xilliga Doorashada
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Amniga ee Puntland ayaa lagu sheegay in gabi ahaan deegaanada Puntland aysan soo gali karin madaxda...
Michelle Obama oo ‘haweeneyda loogu qadarinta badan yahay’ ka qaadday Hillary Clinton
Marwadii koobaad ee hore ee waddanka Mareykanka Michelle Obama ayaa waxa ay soo afjartay 17 sanadood oo ay Hillary Clinton aheyd haweeneyda loogu qadarinta...






















