Sharikad diyaaradeed oo khamriga ka ilaalinaysa duuliyeyaasheeda
Maamulka shirkadda diyaaradaha ee Japan Airlines ayaa la filayaa inay soo bandhigaan nidaam sii adkaynaya xeerka shaqaalaheeda, ka dib markii mid ka mid ah...
Donald Trump:Warbixinta ay soo saareen CIA-da ee ku saabsan dilka Khaashuqji waa horudhac
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wuxuu sheegay inuu filayo in Talaadada nagu soo aadan lasoo saari doono warbixin dhameystiran oo ku saleysan ciddii ka dambeeysay...
Badhasaab Gobol oo Sheegay in aanu mudo sideed sanadood ah mushahar qaaday iyo sababta
Rauf Aregbesola oo ah barasaabka gobolka Osun oo ku yalla Koonfurta Galbeed ee dalka Nigeria ayaa sheegay in siddeeddi sano ee uu maamulayay gobolkaasi...
Daawo Madaxwaynaha Somali state oo gogol nabadeed u qabtay beelihii somaliland ee ku dagaalamay...
Madaxweynaha deeganka Somalida Itoobiya ayaa waxaa uu kulan la qaatey madax dhaqameedkii beelihii ku dagaalamay deeganka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood oo...
Itoobiya Oo Xabsiga Dhigtay Korneyl Gabre Iyo Madaxtooyada Somaliya Oo Ka Hadashey
Itoobiya ayaa waxaa ay xabsiga dhigtay Koneyl Gabre oo ahaa nin saameyn ku lahaa siyaasada Somaliya ku dhawaad tobankii sanno ee ugu danbeeyey...
Soomaaliya oo mar kale ka mid noqotay dalalka ugu khatarta badan ee loo safro
addamada Soomaaliya, Liibiya iyo Afqaanistaan ayaa noqday meelaha ugu halista badan caalamka, sida lagu sheegay daraasad cusub oo khariidad loogu sameynayay dadka dunida u...