Deg Deg, War hanti Dhowrka qaranka Somaliland oo Goor Dhawayd galay wasaarad warfafinta somaliland...
Hargaysa,Biyo Guure Newd  Deg Deg war Koox saraakiil sare ah oo kaSocda hanti Dhorka guud ee qaranka somaliland ayaa fiid Cawlkii galay wasaarada...
Uffo maxaa lagu Xidhay, Mujaahid cali Guray oo tariiikh Xus Mudan soo dhigay...
UFFO MAXAA LAGU XIDHAY?
Sida aan ka qoray AHN Faysal Xaaji Jaamac oo muddo ka tirsanaan jiray aqalka wakiilada Somaliland markii dambena noqday Gudoomiyaha...
Jabhadii Oromada Ee OLF Oo Heshiis Rasmi Ah La Gaadhay Itoobiya
Ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya iyo ururkii jabhada Oromada ee OLF ayaa heshiis rasmi ah wada gaadhay.
Hogaamiyeyaasha maamulka Oromada, ururka OLF, madax dhaqameedka Oromada,...
Somaliland Oo Qaramada Midoobay U Gudbisay Fariin Culus
Golaha Ammaanka Qarammada Midoobay Mr. Francisco Antonio Cortorreal, taasi oo ay Somaliland ku iftiimisay   in Gaadiidka Millatari ee dalka Qatar ugu deeqday Soomaaliya uu ...
Wasiirkii Dawlada Itoobiya Xidhay Oo Maxkamad La Hor Geeyey
Bereket Simon iyo Tadesse Kassa oo lagu eedeeyay falal musuq maasuq ah ayaa maanta kasoo hor muuqday maxkamad ku taalla magaalada Bahir Dar ee...
Kulan Kooban Oo Dhex Maray Agaasimaha Dp World Iyo Raysalwasaaraha Itoobiya
Agaasimaha DP world Sultan Axmed Bin Sulayem, ayaa la kulmay Raysalwasaaraha Itoobiya oo ay ka wada qayb galeen shirka dhaqaalaha adduunka ee ka socda...


















