Deg Deg, War hanti Dhowrka qaranka Somaliland oo Goor Dhawayd galay wasaarad warfafinta somaliland qufulayna xafiisyo badan

0

Hargaysa,Biyo Guure Newd   Deg Deg war Koox saraakiil sare ah oo kaSocda hanti Dhorka guud ee qaranka somaliland ayaa fiid Cawlkii galay wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Xarunteeda Hargaysa  ,waxaanay markiiba Qufulo ku Dhufteen waaxyahah xafiisyada  ugu Muhiimsan wasaaradaasi sida  xafiiska  mamulka Tv Qaranka iyo Kuwa Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka 

Wasaarada warfaafinta Somalilan ayaa mudoomyinkii ugu danbeeyay saraakiil sare oo hore uga shaqayn jiray waxaay sheegeen in musuq maasuq wayni kajiro  maamulka  iyo sisabadka wasaaradaaasi,

hanti dhowrka guud ee qaranka somaliland ayaa mudooyinkii danbe bilaabay shaqo aay badhitaano kadis ah ku samaynayaan  wsaaradha dawlada somaliland iyo wakaaladaha madaxa banan, waxaan ala filaya in arinakni hoos u dhigi doono  musuq maasuq la caadaystay