Deg Deg War, Dawlada Kenya oo Mamnuucday in dalkeeda Lasgusoo Galo baasaboorka dawlada xamar
Dawlada Kenya ayaa si ku meel gaadh ah u hakisay in dalkeeda lagu soo galo baasaaboorka soomaaliya.
Talaabada ay dawlada Kenya ku kacday ayaa sare...
Waa maxay muhiimada shirka uu kim jong um uu u galay safar tareen...
Warbaahinta qaranka Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay xaqiijisay in hogaamiye Kim Jong-un uu u kicitimay shirka uu Vietnam kula yeelanayo Madaxweynaha waddanka Mareykanka Donald...
Sucuudiga oo haweenay u magacaabay danjirehiisa Maraykanka,waa maxay se sababtu
Sucuudiga ayaa sheegay in Amiiradda Riima Bint Bandar ay noqon doonto danjirahiisa cusub ee dalka Maraykanka, taas oo aha haweenaydii ugu horraysay ee boqortooyadu...
Xayawaan ay u gurmadeen iyagoo moodaya mid la xannaaneysto ayaa ku noqday bahal caan...
Shaqaale naxariis badan oo u dashay dalka Estonia ayaa iyagoo biyo xireen u dhow Wabi baraf ah ku sugan waxay badbaadiyeen xayawaan ay u...
Khabiir Dawlada Maraykanka U Iftiimiyey In La Joogo Wakhtigii La Aqoonsan Lahaa Somaliland Iyo...
Dr. Michael Rubin, oo ah madaxa machadka American Enterprise Institute, ayaa dawladda Maraykanka ugu baaqay in la joogo wakhtigii ay aqoonsan lahayd qaddiyadda madaxbanaanida...
Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya oo Lagu Dilay Muqdisho
Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa toogasho lagu dilay ka dib markii lagu weeraray gaarigiisa.
Koox ku hubeysan Bastoolado ayaa rasaas ku furay mudanaha ka tirsanaa...
Itoobiya waxay aqoonsan tahay Baasaboorka iyo lacagta Somaliland. Dublamaamisiyiinta Somaliland waxay Itoobiya ku qaabisha...
Wadahadal lagu horumarinayo ganacsiga u dhexeeya Itoobiya & Somaliland ayaa udub-dhexaad u ahaa markii hogaamiyeyaasha labada waddan ku kulmeen Addis Ababa” ayaa lagu bilaabay...























