Home Wararka Page 921

Wararka

Dp World oo Soo Bandhigtey Wiishashkii U Horeeyey Ee Loo Adeegsanayo Dekedda Berbera

0
DP World ayaa dekedda Berbera markale keentay bishan Wiishashka Dekedaha ee Dhaqaaqa oo loo adeegsanayo Dekedda Berbera. Soo bandhigista wiishashka ayaa ah horumar ballaadhan oo...

Siyaasi Ramaax Oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inay Hagratay Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen

0
Siyaasi Ramaax Oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inay Hagratay Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen

Madaxweynihii ugu horreeyay ee Email diray

0
30 sano ayaa kasoo wareegtay markii ugu horreysay ee Dunida loo soo hindisay adeegga internetka ee loo yaqaanno (world wide web), waxaana hadda dib...

Xukuumadda Somaliland oo Digniin Adag u Jeedisay Maamulka Garoowe

0
Xukuumadda JSL, ayaa sheegtay in Hoggaamiyaha Maamulka Puntland ee Soomaaliya uu dusha u riddan doono cawaaqibka ka dhasha daandaansiga ay ka wadaan xuduudaha Bariga...

Faransiiska Oo Ka Caawinaya Ethiopia Dhismaha Ciidamada Badda

0
Dowlada Faransiiska ayaa ka caawinaysa dowlada Ethiopia dhismaha ciidamada Badda kadib markii wadahadalo ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa. Madaxweynaha Faransiiska Macron ayaa shir jaraa’id...

Garissa: 3 Qof oo Bullaacad ku Dhacay

0
Dadka ku nool magaalada Garisa ayaa tan iyo xalay ku mashquulsan sidii loo heli lahaa oo dibadda loogu soo saari lahaa raq iyo ruux,...

Mashruuc dadka Hawlgabka ah dib Uga shaqaysiinaya, oo faa,iido dhalay dalka Japan

0
Dadka gaboowga ah ee dhaafay da'dii lagu shaqaynayay ayaa shaqooyin cusub loo yeelay dalka Japan si cimrigooda inta ka dhiman ay ugu dhamaystaan farxad...

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Iyo Madaxweynaha Turkiga Oo Aflagaado Is-Dhaafsaday

0
a’iisul wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu ayaa maanta madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ugu yeeray “Kaligii taliye” iyo “khiyaali” ayada oo mar kale labada hoggaamiyo...

Wararkii ugu danbeeyay