Home Wararka Page 915

Wararka

Nin Soomaali oo celiyay geel uu dhacay 33 sanno ka hor

0
Soomaalida waxaa dhaqan u ahayd in ay geela kala dhacdo, sida kaliya ee inta badan lagu xalin jirey arrinkaasna waxa ay ahayd in geel...

Ruqo Ninkii Lahaa Dabada Hayaa Ma Kacdo…” Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Kulul...

0
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxa uu si faah-faahsan uga hadlay cidda mas’uul ka ah muddo dhaafka doorashooyinka,...

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Shaaciyay Halka Uu Ka Furmayo Wada Hadalkii Somaliland Iyo Somaliya.

0
Madaxwaynaha Somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa jaaliyadda somaliland ee ku dhaqan dalka imaraadka carabta waxa uu u sheegay in wada hadaladii somaliland iyo...

Diblomaasi Qatar u dhashay oo Darawalkiisa oo Soomaali ah ku mesaalay Ey &...

0
Diblomaasi  Qatar u dhashay oo Darawalkiisa oo Soomaali ah ku mesaalay Ey & Daayeer    Sida lagu baahiyay wargeyska The Telegraph ee kasoo baxaya dalka Ingiriiska...

Somaliland: President Muse Bihi Holds Discussions With UAE Deputy-Prime Minister, Sheikh Mansour Bin Zayed

0
Somaliland: President Muse Bihi Holds Discussions With UAE Deputy-Prime Minister, Sheikh Mansour Bin Zayed Dubai,(Qaran news)-The Somaliland President Muse Bihi Abdi and his delegation held...

Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Wakiil Cusub U Soo Magacaabay Geeska Afrika

0
Xoghayaha guud ee qaramada midoobay António Guterres ayaa magacaabay wakiil cusub oo u qaabilsanaan doona geeska Afrika. War ka soo baxay qaramada midoobay ayaa lagu...

Barcelona Oo Lyon Ku Durdurisay Iyo Liverpool Oo Buyern Munchen Ku Ceebaysay Jarmalka Iyo...

0
Barcelona Oo Lyon Ku Durdurisay Iyo Liverpool Oo Buyern Munchen Ku Ceebaysay Jarmalka Iyo Natiijada Kulamadii Ay Yeesheen Kooxaha Barcelona Iyo Liverpool ayaa u gudbay...

Shirkadda Facebook oo ay soo foodsaartay cilladdii ugu waynayd taariikhda

0
Barta Facebook ee ay bulshadu ku xiriirto ayay soo wajahday ciladdii ugu waynayd taariikhda, iyadoo adeegyadii ugu mihiimsanaa ay cilado galeen, dadka dunida kala...

Dp World oo Soo Bandhigtey Wiishashkii U Horeeyey Ee Loo Adeegsanayo Dekedda Berbera

0
DP World ayaa dekedda Berbera markale keentay bishan Wiishashka Dekedaha ee Dhaqaaqa oo loo adeegsanayo Dekedda Berbera. Soo bandhigista wiishashka ayaa ah horumar ballaadhan oo...

Siyaasi Ramaax Oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inay Hagratay Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen

0
Siyaasi Ramaax Oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inay Hagratay Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen

Wararkii ugu danbeeyay