Home Wararka Page 882

Wararka

Google ‘oo ka aargoosanaya shaqaale ka cabanayay takoor loo geysto haweenka’

0
Qabanqaabiyeyaashii shaqo-joojinno taxane ahaa oo looga cabanayay sida ay shirkadda Google ula dhaqanto haweenka ayaa sheegay inay shirkaddu siyaabo kala duwan uga aargoosanayso. Bishii November,...

BBC Maleeshiyo Maraykanka gudihiisa ugu “tababaranaya khaarajinta Obama”

0
Nin la tuhunsan yahy inuu hogaamiyo koox maleeshiyo ah oo saldhigeedu yahay gobolka Nex Mexico ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay inuu ku faanay...

Maxaa sababay dhimashada tiro xayawaanka Jeerta ah ee dalka Itoobiya?

0
Saraakiil ku sugan dalka Itoobiya ayaa xaqiijiyay dhimashada 28 kamid ah xayawaanka Jeerta oo ku noolaa seeraha qaran ee Gibe Sheleko ee dhaca koonfur...

BBC, deg deg war, Xadka Itoobiya iyo Eritrea oo dib loo xiray

0
Goobta kaliya ah ay isaga kala gudbayeen shacabka dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa Isniintii la xiray. Waxaa furnaa oo kaliya ah deegaanka ku yaalla xadka...

BBC Ilhaan Cumar oo loo heysto hadal ay Soomaalida ku taageertay

0
Warbixin cusub oo lasoo saaray ayaa muujineysa in Ilhaan Cumar ay wajaheyso eedeyn culus oo ku saabsan inay buunbuunisay tirada dadka Soomaalida ah ee...

Wararkii ugu danbeeyay