Home Wararka Page 859

Wararka

Xubnihii ka tirsanaa boqortooyada Ingiriiska ee qaatay diinta Islaamka

0
Meeshii ugu sareysay ee boqortooyada Ingiriiska ayaa xubno u dhashay Ingiriiska oo haystay diinta masiixiga waxa ay ku biireen diinta Islaamka. Halkan ka akhriso...

Deg Deg War Ilhaana Cumar oo Taageertay Isku galmoodka Dadka Isku Jinsiga ah

0
Xildhibaanadda laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, Ilhaan Cumar, ayaa Aqalka Congress-ka geysay hindise sharciyeed difaacaya xuquuqda dadka isku jinsiga ah ee...

Kenya oo dal ku gal u diiddey wasiiro iyo xildhibaanno Soomaali ah

0
Dowladda Kenya ayaa dal ku gal u diidey xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan dowladda federaalka ah ee Soomaalaiya, kuwas oo muddo saacado ah ku xannibnaa...

Dawlada Kenya Oo Badhitaano Ku Bilowdey Qaar Ka Mid Ah Xawaaladaha Soomalida Ee Nairobi...

0
Wararka ka imanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in ciidamada amnigu ay gudaha u galeen qaar ka mid ah xafiisyada shirkaddaha xawaadaha Soomaalida ee ku...

Trump oo hanjabaad u diray Iiraan,xilli ay sii kordhayso xiisadda gobolka

0
Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa soo saaray digniin ku socota Iiraan,isaga oo sheegay in haddii labada dal uu dagaal ka dhex qarxo ay...

Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Gaadhay Degmada Badhan

0
Wafti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda cadaalada JSL Cabdirsaaq Cali Cabdi ayaa gaadhay degmada Badhan ee gobolka Badhan halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey,...

Wararkii ugu danbeeyay