Home Wararka Page 851

Wararka

Madaxweyne Kim Jong-Un Oo Khaarajiyey Ergaygii U Qaabilsanaa Wadda Xaajoodka Maraykenka

0
Warbaahinta caalamka ayaa ku waramaysa in kim jong un, hogaamiyaha kuuriyada waqooyi uu qoorta ka jaray Ergeygii u qabilsanaa wada hadalada dalka maraykanka. kim york...

Raysalwasaaraha Itoobiya Oo Waraysi Lala Yeeshay Kaga Hadlay Hoggaamintiisa Iyo Khilaafaadka Gobalka

0
Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed, ayaa waxa waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay weriye Eskinder Fire oo ka tirsan idaacadda VOA, qaybteeda amxaariga, waraysiga oo...

Cuba oo xustay askartii uga dhimatay dagalkii 1977 ee Itoobiya iyo Soomaaliya

0
Madaxwayna ku xigeenkii ugu horreeyay ee Cuba,Salvador Valdes Mesa ayaa waxaa uu shalay ka qaybgalay xuska ciidamadii Cuba looga dilay dagaalkii ogaadeeniya ee u...

Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Qaxoonti Soomaali Ah Oo La Soo Gaadhsiiyey Magaalada Berbera...

0
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ku dhawaad 4,300 oo Somali qaxooti ku ahaa dalka Yemen dib ugu celisay Somali tan iyo 2017-kii. Barnaamij ay fududeeysay...

Nin la aasi waayey ilaa uu wiilkiisa madaxweyne ka noqdo

0
Muddo laba sano ah oo dib loo dhigay, maydka aabaha madaxweynaha Congo ayaa ugu dambayntii lagu duugay meeshii uu ka soo jeeday. Etienne Tshisekedi oo...

Waa kuma ninka loo soo magacaabay wakiilka gaarka ah ee xog hayaha Qaramada Midoobau...

0
Xog hayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa wakiilkiisa gaarka ah ee Soomaaliya u magacaabay James Swan, oo ah diblomaasi u dhashay dalka...

Wararkii ugu danbeeyay