Home Wararka Page 848

Wararka

Safaarada Somaliland Ee Dalka Sweden Oo Ka Hadashay Wararka Sheegaya In Madaxwaynaha Jsl Socdaal...

0
War saxafadeed kasoo baxay safaarada Somaliland ku leedahay dalka Sweden ayaa Lagaga Hadlay Wararka sheegaya in madaxwaynaha somaliland dhawaan safar ku tagayo Dalka Sweden...

Haddii Maamulka Muqdisho Uu Garan Waayeen Qaab ay kula Heshiiyaan Kenya, Maaha Inay Somaliland...

0
Xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmamaantay si adagna uga hadashay hadalo ka soo kala yeedhay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya Axmed Cawad...

Waa kuma qofka ay geeridiisa ka baroor diiqayaan jilayaasha ugu caansan Hindiya?

0
Jilaaga caanka ah ee reer Hindiya Amitabh Bachchan, oo Soomaalidu ay u taqaanno Cali Dheere ayaa ka qeyb galay aaska Sheetal Jain, oo xog...

Sudan Xubno ka tirsan mucaaradka oo xabsiga loo taxaabay

0
Ciidamada amaanka dalka Sudan ayaa xiray seddex xubnood oo can ah kana mid ah mucaaradka dalkaaasi,labo ka mid ah dadka la qabtay ayaa ka...

Itoobiya: Deegaanka Soomaalida oo kala badh iyo dheeraad ka helaya khayraadka dabiiciga ah ee...

0
Baarlamanka federaalka Itoobiya ayaa ansixiyey xeer qabyo ahaa oo hor yaallay gohala. Waxaanu yahay xeerkaa goluhu ansixiyey xeerka qaybisga khayraadka dabiiciga ah ee dalka...

Wararkii ugu danbeeyay