Ethiopian Airlines o Ka hadashay Duulimadkeedii Somaliland ay ku iman jirtay
Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa soo saartay War cusub oo la xidhiidha duulimaadyadeedii Somaliland.
Diyaaraddu waxay sheegtay in duulimaadyadii caadiga ahaa ee Somaliland ay sidoodii...
Boqoradda Ingriiska oo uga qaxeysa Qasrigeeda cudurka coronavirus dartiis
Boqoradda dalka Ingriiska Elizabeth ayaa la
shaaciyay in ay ka qaxeyso khasrigeeda Buckingham Palace sababo la
xiriira cabsi ay ka qabto in uu ku...
Safaaradda Mareykanka ee Itoobiya oo digniin soo saartay
Qoraal ay soo saartey safaarada Mareykanka ee magaalada Addis Ababa
ayaa looga digey falal ajaanib naceyb ah oo ay dadka qaar ku eedeynayaan
shisheeyaha...
Dal deyntii lagu lahaa isaga bixiyay Lo’
Dalka
Chad ayaa 75,000 oo neef oo lo' ah ku wareejisay dowladda Angola si ay isaga
bixiso deyn gaareyso 100 milyan oo dollar.
Chad ayaa qaar
kamid ah...
Tifaftiraha cusub ee BBC Somali oo shaqada billaabay
Muhyadin Roble oo dhawaan loo
magacaabay Tifaftiraha laanta Afsoomaaliga ee BBC-da ayaa maanta si
rasmi ah uga shaqo billaabay xafiiska, isagoo sheegay inuu aad...






















