Home Wararka Page 663

Wararka

Muslimiinta Indonesia oo isku khilaafay Salaadda Jimcaha

0
AKARTA —  Ayada oo Muslimiin badan oo ku nool magaalada Jakarta ee caasimada Indonesia ay aqbaleen talooyinka loogu jeediyey inay ka fogaadaan isu-imaatinka diimeed, ayna...

Turkiga oo gargaar caafimmaad u diray Mareykanka

0
Dowladda Turkiga ayaa gargaar caafimaad u dirtay dalka Mareykanka oo haatan kamid ah dalalka la daalaa dhacaya xanuunka corona. Gargaarkan ayaa ah qalabka lagu baaro...

Hay’adda Caafimaadka Aduunka Oo Soomaaliya Ka Saartay Wadamada Laga Helay Covid-19

0
Hay'adda Caafimaadka Aduunka Oo Soomaaliya Ka Saartay Wadamada Laga Helay Covid-19 ...

xog muhiima, Is-barbardhig Awoodaha milateri ee Itoobiya iyo Masar

0
Khilaafka u dhexeeya dalalka Masar iyo Itoobiya ee salka ku haya biyo-xireenka weyn ee ay xukuumadda Addis Ababa ka dhisayo webiga Blue Nile ayaa...

Daawo,Xukumada S/land oo ku goodidey inay talaabo ka qaadi doonto,Albaabadana u laabi doonto Ganacsatada...

0
Daawo,Xukumada S/land oo ku goodidey inay talaabo ka qaadi doonto,Albaabadana u laabi doonto Ganacsatada ku kacda…

Diyaarad Rakaab siday oo ka soo duushay UAE oo laga celiyey inay ka degto...

0
Diyaaradda rakaab sidday oo kasoo duushay Dubai oo laga-leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa saaka subaxii hore laga celiyay in ay cago-dhigato garoonka diyaaradaha ee...

Qaraxyo saakay lala beegsaday qaar ka mid ah Kaamirooyinka Hay’adaha amnigu ku xireen Waddooyinka...

0
Aroornumadii hore ee saajay waxaa magaalada Muqdisho laga maqlay jug xooggan taas oo qalqal gelisay bulshada islamarkaana ku abuurtay welwel badan...

Tirada dadka coronavirus ugu dhintay Talyaaniga oo ay hal maalin gudaheed ku korortay 475

0
Tirada dadka coronavirus ugu dhintay Talyaaniga oo ay hal maalin gudaheed ku korortay 475 Dhimashada uu cudurka Coronavirus sababay ee dalka Talyaaniga ayey hal maalin...

Muj Boobe Oo Masuuliyiinta Xukuumada Jsl Ugu Baaqay In Aanay Ku Mashquulin Dheefta Xilka,Ganafkana...

0
MUJ Boobe yuusuf ducaale ayaa ganafka ku dhufay qodobo kasoo baxay shirkii wadatashi ee maamul goboleedka punthland isagoo sheegay in somaliland Sidoo kale Boobe ayaa...

Wararkii ugu danbeeyay