BBC-da oo xireysa Idaacadda Caawa Iyo Caalamka ee laanta Afsoomaaliga
Si loo asteeyo barnaamijkii ugu
dambeeyay ee Idaacadda Caawa iyo Caalamka ee BBC-da laanteeda
Afsoomaaliga, waxaa 27-ka March bixi doona barnaamij khaas ah.
Waxyaabaha
lagu...
Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson oo laga helay coronavirus
Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris
Johnson ayaa laga helay xanuunka dunida kusii faafaya ee coronavirus,
kaddib markii baaritaan lagu sameeyay.
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha UK ayaa shaacisay...
WAR DEG DEG AH:-Taliyaha Laanta Socdaalka Wajaale Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysa Ah Ee...
)-Taliyaha Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley Cabdirashiid Axmed Xasan
ayaa Goor-dhaweyd Shaaciyay in ay Xidhayaan Xuduudka u Dhexeeya
Somaliland iyo Itoobiya Lixda Galabnimo ee Maanta...
Meydadka muhaajiriin Itoobiyaan ah oo laga helay Kunteenar dalka Mozambique
In ka badan 60 qof oo la tuhunsan yahay inay yihiin muhaajiriin aan sharci wadin oo ka yimid dalka Itoobiya ayaa meydadkooda...

















