Maamulka magaalo ku taalla dalka Shiinaha ayaa mamnuucay in la cuno hilibka eeyaha iyo...
Maamulka magaalo ku taalla dalka Shiinaha ayaa mamnuucay in la cuno hilibka eeyaha iyo bisadaha.
Shenzhen waa magaaladii ugu horreysay ee Shiinaha ku taalla ee...
Ciidanka Kenya iyo maleeshiyo Itoobiyaan ah oo isku rasaaseeyey Mooyaale
MOOYAALE —
Wararka ka imanaya magaalada Mooyaale ayaa sheegaya inay rasaas is
weydaarsadeen ciidamada Kenya iyo maleeshiyaad Itoobiyaan ah oo ku sugan
magaalada Mooyaale.
Rasaastan ayaa...
Maamulka Dekada Berbera o Shaqo adag o Hubin Caafimaad ah ku sameeyay shaqaalaha maraakiibta...
Berbera(biyo guure news}-Kooxda Caafimaadka ee ay diyaariyeen Maamulka Dekeda Berbera, ayaa labadii todobaad ee u dambeeyey ku jiray heegan culus, isla...
Gabadh wariye ah o shaqadii lagaga eryay war ay ka sheegatay coved 19
Wariyad u shaqeyneysay taleefishinka Fox ee
dalkaasi Mareykanka ayaa shaqadi laga eryay kadib markii ay ka
been-sheegtay cudurka Coronavirus, islamarkaana ay siyaasadeysay.A
Wariyadda oo...
Diyaarad dusha kala socotay banddowga Suudaan oo lasoo riday
Ciidammada
ilaalada madaxtooyada Suudaan ayaa soo riday mid kamid ah diyaaradaha
aanan cidna wadin taas oo la sheegay inay dusha kala socotay banddow
lagu...



















