Home Wararka Page 620

Wararka

Liiska Magacyada Gudida farsmada wadhadalka Somaliland iyo Somaliya,

0
Gudiyadda farsamo ee labbada dhinac ee arrimaha wada hadalada ayaa loo kala magacabey. Somaliland. Wasiirka Arrimaha Dibada 1. Yasin Haji Mohamud Hir. 2. Wasiirka Ganacsiga dalxiiska....

Nuxurka Khudbadii 2aad ee M/weyne Farmaajo ka jeediyey Madasha Shrka Wadahadalada Madaxda S/land &...

0
Nuxurka Khudbadii 2aad ee M/weyne Farmaajo ka jeediyey Madasha Shrka Wadahadalada Madaxda S/land & Somalia

BBC Jabuuti: Shirka wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland muxuu kaga duwan yahay kuwii hore?

0
Jabuuti waxaa ka socday shirka wadahadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda iskeed madaxbanaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland iyadoo ay ku kulmeen wufuudda labada dhinac...

Abiy Ahmed oo dib ugu laabtay dalkiisa

0
Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo ka qeyb galay shirkii madaxda Somalia iyo  Somaliland uga furmay Jabuuti ayaa saaka dib ugu laabtay dalkiisa. Itoobiya ayaa...

Ruushka: Wabiyo biyahooda ay casaan iisu baddeleen

0
Saliidda aadka u badan ee ku daadatay deegaanno ku yaalla Arctic ayaa la sheegay iney deegaanka u geysatay waxyeello aan la saadaalin karin. Saliiddaasi waxay...

Saleban Gaal oo shaaciyey in shirkii S/land & Somalia lagu kala kacay+Shuruud S/land ku...

0
Saleban Gaal oo shaaciyey in shirkii S/land & Somalia lagu kala kacay+Shuruud S/land ku xidhay wadahadalka+Goortay Weftigu soo guryo noqonayaan

Wararkii ugu danbeeyay