Liiska Magacyada Gudida farsmada wadhadalka Somaliland iyo Somaliya,

0

Gudiyadda farsamo ee labbada dhinac ee arrimaha wada hadalada ayaa loo kala magacabey.

Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Dibada
1. Yasin Haji Mohamud Hir.

2. Wasiirka Ganacsiga dalxiiska.
Mohamud Hassan Sa,ad

3. Ergeyga wada hadalada Somaliland iyo Soomaliya Dr Adna Adan Ismail

4. Wasiirka Xanaanada xoolaha Iyo kaluumaysiga
Said Sulub Mohammed

5. Wasiirka Maaliyadda
Dr Saad Ali Shire

6 . Safiirka Somaliland ee Jabuuti Ambassador Abdifatah Said Ahmed

7. Xoghayaha Gaarka madaxwaynaha
Mubarak Ismail Taani.

Soomaliya.

1. Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdi Maxamed Sabriye

2. Wasiirka Batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed

3. Wasiir ku xigeenka areimaha dastuurka Xuseen Cabdi Cilmi

4. Gudoomiyaha guddiga Madaxa banaan ee fulinta iyo dib u eegista arrimaha dastuurka Maxamed Dahir Afrax

5. Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Sulayman Maxamed Maxamuud.

6.Xildhiban Maryan Carif Qasim

7. Wakiilka ahna la taliyaha sare ee Madaxweynaha Soomaliya Balal Maxamed Cismaan.