Maraykanka oo hakinaya dhaqaalo uu siiyo Itoobiya
Xoghayaha arimaha dibedda Maraykanka Mike Pompeo ayaa meel-mariyay hakinta lacagta uu dalkiisa ku kaalmeeyo Itoobiya.
Maraykanka
ayaa hakinaya kaalmada dhaqaale ee uu siiyo dalka Itoobiya,...
Mudaharaaddo ka dhashay kitaab qur’aan ah oo loo gubay
Dibadbaxayaasha
ka soo horjeeda gubista Kitaabka Quraanka ee taageerayaasha garabka
midig ee Sweden iyo booliska ayaa isku dhacay intii lagu jiray saacado
badan oo...
Wasiirka Cadaaladda Oo Saxeexii Ka Hakiyey Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali ayaa
saxeexii ka hakiyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Cabdiraxmaan Sheekh
Xasan (Musaabaqo). Talaabadan ayaa timid ka dib...
Ninkii madowga ahaa ee 7-da xabadood lagu tiriyay oo katiinadii laga furay
Jacob
Blake, ninkii madwoga ahaa ee ay booliska dhabarka kaga toogteen
gobolka Wisconsin ee Mareykanka ayaa lagu oo warramayaa in laga furay
katiinaddii uu...






















