Home Wararka Page 581

Wararka

BBC wararka, Qalabka cusub ee Somaliland ma lagu dhageysan karaa wadasheekeysiga dadka?

0
Wasaaradda Isgaadhsiinta ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa sheegtay inay billaabayso baadhista halista caafimaad ee ay keeni karaan taawarada shirkadaha...

Gudoomiyaha Xisbiga wadani o Hambalyeeyay Komishinka qaranka oo Diiwaan galin casri ah ka bilaabaya...

0
Gudoomiaha Xisbiga wadani o Hambalyeeyay Komishinka qaranka oo Diiwaan galin casri ah ka bilaabaya degmooyinka oodwayne iyo bali gubadle Cabdiraxmaan Cirro@CirroSLWaxa aan ku bogaadinayaa...

Duulimaadkii ugu horreeyay oo u kala gooshi doona Israa’iil iyo Imaaraadka

0
Markii ugu horreysay taariikhda, waxa saaka lagu wadaa in duulimaad rakaab ah oo ka soo kicitimay Israa'iil uu soo caga dhigto dalka Isutagga Imaaraadka...

Madaxweynaha Lubnaan oo ku baaqay in dalkiisa uu qaato calmaaniyadda

0
, Madaxweynaha Lubnaan, Misheel Cawn, ayaa ku baaqay in dalkiisa uu qaato nidaamka calmaaniyadda, kaasoo uu ku tilmaamay inuu yahay qaabka keliya ee "lagu ilaalin...

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ka Hadlay Marxaladda Dalku Marayo, Tallooyin Muhiim Ahna Soo...

0
Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqadir ayaa ka hadlay marxaladda dalku marayo, gaar ahaan Siyaasadda Arrimaha Gudaha, Siyaasadda Arrimaha Dibedda, heshiiska Xisbiyada iyo...

Berbera, Magaalo Nadiifa+mushahar shaqaale ku filan, aynu ku doorano mayor cidin mar labaad,

0
Berbera, 30 kii sanadood ee Midnimadii soomalidu jirtey inta mayor Cidin uu qabtey ayaa ka badan, Mayor Cidin Aan Ugu Abaal Gudno Inaynu...

Caleemo saarka Chief Caaqilka Guud ee Nuux Ismaaciil ee dawlad Deegaanka Itoobiya

0
Harta Sheekh Axmed, ]Biyoguure News]Qaban qaabada Xaflada Caleemo Saarka, Chief Caaqil Mustafe Xaaji Ibrahim oo laga dareemaayo Magaalada Harta-Sheekha Qaban qaabada...

Wararkii ugu danbeeyay