Maxamed Salaad Maxamuud: Maxay tahay shaqada ninkan Soomaaliga ah ee Joe Biden uu xilka...
Maxamed Salaad Maxamuud
Xafiiska
ololaha doorashada ee musharraxa xisbiga dimuqraadiga, Joe Biden, ayaa
Maxamed Salaad Maxamuud (Maxamed Boosaaso) u magacaabay isku duwaha
xafiiska ee ololaha...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Xildhibaannada Reer Awdal Oo Muddo Cadho Kaga Maqan...
Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa habeen hore kulan la
yeeshay Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee ka soo jeeda Gobolka Awdal,
kuwaasi oo muddo...
Oadayaal Dhaqmeed Ka Socday Madaxwayne Ku xieenka saylici oo kulan la qaatey Madaxwayne Biixi,...
Odayaal, Waxgarad, Aqoonyahan iyo xildhibaanno ka soo jeeda Beesha
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil
(Saylici) ayaa Shalay kulan la yeeshay Madaxweyne Muuse...
kaddib qodobadii kasoobaxay shirkii dhuusamareeb somaliland oo warsaxafadeed kulul kasoosaartay.
kaddib qodobadii kasoobaxay shirkii dhuusamareeb somaliland oo warsaxafadeed kulul kasoosaartay.
Culimada Carabta ma waxaa loo shaqaaleysiiyay in ay xayeysiiyaan heshiiska Israa’iil?
Sheekh Sudeys iyo Sheekh Wasiim Yuusuf
Dhawaan ayay aheyd markii dadka isticmaala baraha bulshada ay si wayn uga hadlayeen khubaddii Sheekh Cabdiraxmaan Sudeys...






















