Warbixin:Hay’ada IMF oo faro-gelisay adeegga lacagaha Mobile-ka Somalia, amarna siisay Dawlada Farmaajo
Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ka dalbatay dowladda
Soomaaliya inay dedejiso diiwaan-gelinta shirkadaha ka shaqeeya
lacagaha la isugu diro mobile-ka ee Soomaaliya, si...
Waxaa la igu eedeeyay inaan afduub ku heysto cunugeyga oo caddaan ah’
Dadka
korsada caruur aan u midab eekayn waxa had iyo goor u badan qoysaska
caddaanka ah ee korsada caruurta madow ama Aasiyaanka ah.
Laakiin
...
Wararka Mucjisada ah,Jiir Afrikaan ah oo ku guulaystay baadhsita miinada dhulka hoostiisa lau aaso...
Jiir
weyn oo laga qaaday Afrika ayaa la guddoonsiiyay abaal marin caalami ah
kaddib markii lagu guuleystay in loo adeegsado miino baarista.
Jiirkan oo lagu...
Wasiir Beyle Somaliya oo wajahaya dacwad maxkamadeed+Sababta
Sii-hayaha Wasiirka maaliyada Soomaaliya,
Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa wajahaya dacwad maxkamadeed, kadib
markii uu dhawaan soo saaray sharci cusub.
Ururka
Qareenada Soomaaliyeed ayaa ku doodaya...
Maxaa dhici kara haddii Trump uu diido inuu xilka wareejiyo?
Madaxweynaha
Mareykanka Donald Trump ayaa diiday inuu xaqiijiyo inuu si nabad uu
xilka ku wareejin doono haddii laga guuleysto doorashada bisha Nofembar
ka dhaceysa...
Dawlada Sacuudiga oo ku dhawaaqday go’aan ka farxiyey Muslimiinta caalamka
Dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday inay ogolaaneyso
gudashada Cimrada iyo gelitaanka Masjidka Nabiga laga billaabo 4-ta
October 2020.
Bayaan kasoo baxay Wasaaraddda arrimaha gudaha ee...






















