Home Wararka Page 563

Wararka

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Geerida Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Aragtidiisii...

0
Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal cali Waraabe ayaa tacsi udiray shacabka somaliland iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum cali khaliif galaydh oo...

Yaa ku guulaystay abaalmainta nabadda ee Nobel-ka?

0
Abaalmarinta Nobel-ka ee Nabadda ee sannadka 2020 waxaa la siiyay Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) dadaalkooda ku aaddan la dagaallanka gaajada. Guddiga Nobel-ka...

Soomaaligii lagu waayay inuu ku lug lahaa weerarkii Westgate oo la afduubay

0
Liibaan Cabdullaahi Cumar ayay maxkamaddu sii deysay markii lagu waayay caddeyn Waxaa lagu soo warramayaa in la la`yahay Liibaan Cabdullaahi oo ka mid ahaa saddex...

Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Soo Magacaabo Xoghayaha Guud Ee Kulmiye Iyo Isku...

0
Madaxweynaha Somaliland, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu soo Magacaabo Xoghayaha guud ee Xisbiga Kulmiye, ka dib...

Nuxurka War-murtiyeed ka soo baxay Qasriga Madaxtooyada Somaliland

0
WAR-SAXAAFADEED: 08/10/2020Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo War-murtiyeed Ka Soo Saaray Hadalkii Soomaaliya Hore Uga Soo Yeedhay, Kana Dooday Xeerka Gaadiidka ...

Madaxwaynaha DDSI Oo Sheegay In Ay Gudi Usaareen Baadhitaan lagu sameeyo Geerida Prof Cali...

0
Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar”mstafe cagjar) ayaa shaaciyay in uu gudi usaaray baadhitaan lagu sameeyay waxa sobobay geerida prof...

Macallinkii Medrasaddii Maadda Iyo Murtida:Cabdillaahi Cabdi Shube (Bullo-xaar 1926kii – Hargeysa 1978kii). Qaybtii 2aad!

0
Qalinkii Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale. Waa dhaqan ay Soomaalidu leedahay in ay maansayahanka iyo kuhaanka isla xidhiidhiyaan. Haddaad suugaanta Soomaalida dhex qaaddo tusaalayaal ...

Deg deg,siyaasigii Prof cali khaliif oo ku geeriyooday Jig jiga

0
Cali Khaliif Galeydh Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya inuu goor dhow halkaasi ku geeriyooday Cali...

wararka ugu tunka wayn bbc Diblomaasi la waayey oo laga helay dalkii ay...

0
Diblomaasi u dhashay Kuuriyada Woqooyi oo lagu waayey dalka Talyaaniga ayaa mid ka mid ah xildhibaanada waxaa uu sheegay in uu goostay oo hadda...

Wararkii ugu danbeeyay