Home Wararka Page 556

Wararka

Suudaan oo dib u soo ceshatey xidhiidhkii ay laheyd Israa’iil,noqonaysana dalkii 5aad ee Carabeed...

0
Suudaan ayaa dib usoo celineysaa xiriirkii ay laheyd Israa’iil, sida uu shaaciyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Trump wuxuu Suudaan ka saaray liiska dalalka maalgeliyo argagixisada...

Sababta loogu Ogolaaday Maxamed Cumar Carte Hargeysa, Waxan Filayaa In Ay Tahay….”Siyaasi Cali Guray.

0
Siyaasi Cali MaxamedYuusuf (Cali guray) oo Kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay sobobaha Dalka Somaliland yimaado loogu ogolaan karo Raysalwasaare...

Doodda madaxtinimada: Hadalladii ugu kululaa ee ay isweydaarsadeen Trump iyo Biden

0
Microphone-kii la xirayay, ama hanjabaadii aheyd in la xiri doono, ayaa u muuqanaysay inay shaqaysay. Dooddii labaad ee madaxtinimada, ayaa musharrixiinta Donald Trump iyo...

Trump iyo Obama oo gorodda iskulagalay isu soo baxyo iska soo horjeeda

0
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, iyo ninka uu xilka kala wareegay, Barack Obama, ayaa waxa ay isu soo jeediyeen cambaarayn kulul intii ay socdeen isu...

Sanjay Dutt: Waan ku guuleystay dagaalkii adkaa ee aan ku jiray

0
Xiddigga caanka ah ee shirkadda filimada Bollywood-ka, Sanjay Dutt, ayaa shaaciyay inuu ka bogsaday xanuunka cancer-ka oo uu la tacaalayay bilihii lasoo dhaafay. Qoraal uu...

Muxuu yahay “akoon bangi ee Trump uu ku leeyahay Shiinaha”?

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wuxuu akoon ka furtay bangi ku yaalla Shiinaha wuxuuna sanado badan ku...

Wararkii ugu danbeeyay