Abiy Ahmed oo xubno sare eryey xilli dagaalka uu sii xoogeystay
ADDIS ABABA —
Ra’iisul Wsaaraaha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xilalka ka qaaday
taliyihii ciidamada, madaxii sirdoonka iyo wasiirkii arrimaha dibedda,
ayada oo militariga ay maalinkii...
Janeraal Birhanu Jula ayaa carab baabay deegaanada ay ka qabsadeen Maamulka TPLF, kuwaas oo...
Dowladda Itoobiya ayaa guullo waa weyn ka sheegatay dagaallada ka socda gobolka Tigray-ga oo ku yaalla waqooyiga dalkaasi.
Taliye
ku xigeenka ciidamada federaalka Itoobiya Janeraal...
Safiirka dalka taiwan u fadhiya somaliland oo kulan kula qaatay berbera maareeyaha dekadaha...
Maareeyaha Hayada Dekadaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi ayaa saaka Xafiiskiisa Ku Martiqaaday Safiirka Taiwan Ee JSl,maareeye siciid ayan barta uu ku...
Dagaalka Tigreega iyo dawlada Itoobiya muxuu saamayn ku yeelan karaa gobolka geeska Africa?
MAXAA AY SAAMEYN KU YEELAN KARAAN DAGAALKA TIGRAY IYO DAWLADA ETHIOPIA GOBOLKA GEESKA AFRICA IYO GUUD AHAAN QAARADA AFRICA ?
Gobolka Geeska Africa waa...
Biden oo hadlay guushiisii kaddib midnimana ballan qaaday
Biden to Trump voters: "Let's give each other a chance"
Joe
Biden ayaa sheegay in la joogo "waqtigii la bogsiin lahaa" America,
khudbaddiisii ugu horraysay...
Doorashada Maraykanka 2020: Joe Biden ayaa ku guulaystay madaxtinimada
Joe
Biden ayaa ku guulaystay tartankii loogu jiray madaxtinimada Maraykanka
oo waxa uu kaga adkaaday Donald Trump tirinta codadkii la dhiibtay
Salaasadii.
BBC-da
ayaa...
Qalalaasaha Gobolka Tigrayga: Ma ku guuleysan karaa Abiy Axmed adeegsiga awood Militari?
Madaxa
gobolka Tigrayga ee Itoobiya, Debretsion Gebremichael, wuxuu sheegay in
xuduudda gobolka ee dhanka maamulka Amxaarada uu ka dhacay dagaal.
Debretsion
wuxuu sidoo kale...
Madaxwaynaha obolka Tiraay ayaa saxaafada u sheegay in ay ka gacan sareeyaan ciidamada Fedaraalka,Qabsadeena...
BAHAR DAAR-Madaxweynaha Ismaamulka Deegaanka Tigrayga Micheal Debretsion, Oo Maanta Saxaafadda la hadlay ayaa Faah faahin ka bixiyay dagaalo udhexeeyay dawlada fadaraalka...
Wararkii uu danbeeyay ee doorashada maraykanka,
ASHINGTON, D.C —
Qofna wali kuma guuleysan doorashadi madaxtinimo ee Talaadadi ka dhacday dalkan Mareykanka, sababo la xiriira tirinta codadka lagu soo diray...
Safiirka Somaliland U Jooga Jabuuti Iyo Wafti Balaadhan Oo U Hoggaaminayo Oo Kormeer Shaqo...
Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Amb. Cabdifatax iyo
Wafti Balaadhan oo u Hoggaaminayo oo Kormeer shaqo ku Gaala-bixiyey
Magaalooyinka Toqoshi Iyo Saylac oo laga...






















