Home Wararka Page 542

Wararka

Qalalaasaha Tigray: ‘Sida dagaalku ugu qasbay adeerkey inuu qaxooti ku noqdo Sudan’

0
Dad badan oo ka qaxaya dagaalka Itoobiya ayaa ka gudbaya webiga iyaga oo galaya Sudan Weriye ka tirsan BBC-da ayaa wax ka qoray mid ka...

Afrika waxay noqoneysaa “saldhigga cusub ee kooxaha jihaad doonka ah”

0
Ilaa 300 oo ciidamo Britain ka soo jeeda ah ayaa tegay dalka Maali ee ku yaalla Galbeedka Afrika, xilli ay u muuqatay in xuddunta...

Haweenay Socdaal Lugta Ah Ku Soo Martay 141 Dal Oo Soo Gaadhay Somaliland!

0
Miss Najmun Nahar oo dhalatay Dalka Bangladesh oo 141 dal safar lugta ah ku soo martay ayaa Toddobaadkan soo gaadhay Somaliland oo...

Cidna naguma matasho badda cas, Dawladaha yidhi Badda cas waxaanu u samaynaynaa Ciidan difaaca...

0
Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa Magacaabay Ergayga gaarka ah ee Dalkiisa u qaabilsan Gobolka Geeska Afrika, badda Cas iyo Gacanta Cadmeed. Madaxweynaha ayaa...

Askari ilaalo ka ah Villa Somalia oo lagu eedeeyey dilka xaaskiisa

0
Saddex habeen ka hor, waxaa magaaladda Muqdisho lagu diley Sahra Cismaan Hire, oo ahayd hooyo leh uur 8 bil ah. Dilka hooyo...

Mudaaharaad Xoogan Oo Gilgilay Magaalada Qardho

0
Mudaaharaad xoogan oo ay soo abaabuleen dad ka caraysan go’aan uu shalay soo saaray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka dhacay magaalada...

Dal Afrikaana oo xaraashaya 170 Maroodi+Sababta keliftay

0
Ma ahan markii ugu horreysay ay Nambia iska xaraasheyso duur joogta oo uu kamid yahay maroodigeedaImage caption: Ma ahan markii ugu horreysay ay Nambia...

Xidhiidhka Kenya iyo Muqdisho ya baahi u qaba labada meelood, Siyaasi Cadami

0
Xidhiidhka Kenya iyo Muqdisho ya baahi u qaba labada meelood, Siyaasi Cadami

Itoobbiya ‘wershad sonkorta ah oo China uu maalgeliyey oo la duqeeyey’

0
Shiinaha ayaa 630 ka mid ah muwaadiniintiisa ka daad gureeyay gobolka ay colaaduhu saameeyeen ee Itoobiya ee waqooyiga gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda...

Wararkii ugu danbeeyay