Home Wararka Page 541

Wararka

Qalalaasaha Itoobiya: “Fadhataysigu caadi buu ka noqday” magaalada Mekelle

0
BBC-da ayay markii ugu horraysay u suurto gashay in ay la hadasho dad jooga magaalada Mekelle ee xarunta gobolka qalalaasuhu ka dhacay ee...

Wasiir ka tirsan Dawlada Ingiriiska oo ka xidhiidhka ay la leeyihiin somaliland

0
Wasiirul-dawlaha wasaaradda arrimaha dibadda ee daIngiriiska u qaabilsan qaaradda Afrika James Duddridge, ayaa sheegay in UK xidhiidho joogto ah la leedahay dawladda Somaliland, balse...

Xaaladda Itoobiya Wax Ka Sii Daraya Mooyee, Wax Kasoo Raynaya Ilaa Hadda Uma Eka”Siyaasi...

0
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ”Gali guray” Oo Kamid Aqoonyahan reer Somaliland ee ka faalooda Arimaha Siyaasadeed ee geeska Africa iyo nabadgalo...

Shirkada DP world oo u jawaabtay Ismail Omar Geele

0
Shirkadda DP world ee maalgashiga ka wadda dekedda Berbera ee Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay hadal uu dhawaan Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar...

Gabadh uu Dhalay Donald Trump oo Musuqmaasuq,Ku tagrifal & Lunsi Lacageed lagu oogay

0
Gabadha uu dhalay madaxweyne Trumo ayaa su’aalo laga weydiyay eedeymo musuqmaasuq kaddib markii la sheegay inay isdaba marisay lacagihii loogu talagalay caleema saarka Trump...

Qaramada Midoobay oo war cusub ka soo saartay dagaalka Tigray

0
Qaramada Midoobey ayaa markale walaac xoogan ka muujisay dagaalka ka socda qeybo kamid ah gobolka Tigray, xili ay xukuumadda Abiy Axmed ay shaacisay in...

Banaan-baxyo Lagaga Soo Horjeedo Dawlada Itoobiya Oo Ka Dhacay Caasimada Maqale.

0
Hogaamiyaha tplf oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in manta ay magaalada maqale ee caasimada tigree ka bilowdee Banaan baxyo lagaga soo...

M/weyne Trump oo si rasmi ah u amray saarista Ciidanka Mareykanka ka jooga Somalia

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amray Waaxda Gaashaandhigga iyo taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) in inta badan ciidamada iyo hantida Mareykanka laga soo...

Nin Mareykan ah oo loo heysto ‘xatooyada’ lacag badan oo ay Soomaaliya leedahay

0
Qareen kasoo jeeda gobolka Maryland ee dalka Mareykanka ayaa lagu soo oogay eedeymo la xiriira isku dayga inuu xadi rabay lacag malaayiin doolar ah...

Wararkii ugu danbeeyay