Faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa weerarka ka socda hoteelka SYL
Dagaal-yahanno ka tirsan kooxda al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday hoteel ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, sida ay ilo...
Jeanatraal Xuud iyo Calai Jayte oo dhawaan ku dhawaaqi doona inay ka xadhig furteen...
Kacdoonka ka dhanka ah Maamulka xamar ee ay qaaden Labada Jenaraal ee Xuud iyo Cali jayte ayaa keenay in ay si buuxda ula wareegan...
Agaasimaha guud ee wasaarada gadiidka oo xilkii ukala wareejiyay
https://youtu.be/DtSMF2J5GUk
Berbera Wasiir Siciid Sulub oo kahadlay Koobka ay hanteen Kooxda dawlada Hoose ee Burco
https://youtu.be/M2IlcoZOc6U
Xaakin ogolaaday in Maraykanku afar dal ka keeno 30,000 oo muhaajiriin ah bishii
HOUSTON — Xaakin federaali ah oo fadhigiisu yahay gobolka Texas ee dalkan Maraykanka taageeray qayb ka mida siyaasadda madaxweyne Biden ee uu doonayey inuu...
Askarigii haraatiyay dadka tukanaya oo talaabo laga qaaday iyo dad masuuliyiin ah oo ka...
Waxaa baraha bulshada aad ugu baahay ilaa iyo shalay muuqaalka askari haraatinaya dad salaad ku jira goob waddo ah, dad badan ayaana ka carooday...
Komishanka Dorsshooyinka Oo War Kasoo Saaray Xeerka Madaxweyuhu Saxeexay Iyo Arrimaha Doorashada
https://youtu.be/cRZVQMhPtwU?t=22
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Hadley Arrimaha Doorashooyinka iyo Heshiis-yadda Somaliland
https://youtu.be/lOxqiQyhQBk?t=49
Waa kuma ninka aqoonsiga Somaliland ugu dhex olaleeyay gudaha Golaha Odayaasha Ingiriiska?
Stuart Polak, oo ah siyaasi ingiriis ah iyo mudane ka tirsan aqalka duqayda ee dalkaas ayaa dood ay yeesheen goluhu oo ku saabsaneed siyaasadda...
Shirkada Dp World Iyo Kulliyadda Barefoot oo Iska Kaashaday Aqoon Kobcin Loo Samaynaayo Haweenka...
Shirkada Dp World Iyo Kulliyadda Barefoot oo Iska Kaashaday Aqoon Kobcin Loo Samaynaayo Haweenka Reer Miyiga Ah ee Somaliland





















