Home Wararka Page 1151

Wararka

Marwadda Madaxweynaha Iyo Wasiirka Maaliyadda Oo Dacwad Ku Oogay Wargeyska Ogaal

0
Hargeysa(BGN)-Iyadoo habeen-hore Maamulka Wargeyska Ogaal looga yeedhay xarunta C.I.D ee Hargeysa, isla markaana wax laga weydiiyay warar Wargeysku hore u baahiyay, ayaa xalay fiidkiina...

Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Bariga Iyo Badhtamaha Somaliland Ee SECJA Oo Cambaareeyay Xadhiga Wariye Mudo...

0
'   Berbera(BGN)-Shir Jaraa,id oo uu maanta Magaalada Berbera ku qabtay Ururka Suxufiyiinta ee Secja ayaa waxaa uu kaga hadlay isla markaana ku canbaareeyay Xadhiga weriye...

Ururka SSJW Oo Garsoorka Ugu Baaqay Inay Dabaqaan Xeerka Saxaafadda Somaliland –

0
Hargaysa(BGN):-Ururka Suxufiyiinta Iyo Qoreyaasha Madaxa Banaan Ee Somaliland,Somaliland Society for Independent Journalists and Writers( SSJW ), aya Gudida Cadaaladda iyo hayadaha Garsoorka ee Somaliland...

Khilaaf Culus Oo Dhinaca Maamulka ah Oo La Sheegay Inuu U Dhexeeyo Gudoomiyaha iyo...

0
Tog-Wajaale(BGN)-Khilaaf adag oo dhinaca Maamulka ah ayaa, la sheegay in uu Maalmihii u dambeeyay u dhexeeyay Gudoomiyaha Degmada Tog-Wajaale Aadan Muuse Cilmi(shiine)  iyo Xoghayaha...

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay Xilal Cusub

0
Hargeysa (BGN):-Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay xilal cusub oo ay ku jiraan qaar ka mid ah guddoomiyayaasha gobollada...

Marwada Madaxweynaha Somaliland Oo Farriin U Dirtay Saxaafadda “Barnaamijkan Aan Wadno Ee CARMMA Eeddo...

0
Hargaysa(BGN):-Marwadda Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirdde (Aamina-weris), ayaa warbaahinta Somaliland ugu baaqaday inay ka shaqeeyaan isku waxyaabaha horumarka gaadhsiinaya Ummadda iyo shacbiga. “Saxaafadda...

Waxaaannu leenahay haddaad keentaan iyo hadaydaan keeninba sidaas bay u laalnaanaysaa” Boobe

0
Hargaysa(BGN):-Xoghayaha Saxaafadda Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Hargeysa, ayaa sheegay in Golaha Wakiilladu waajib sharci...

“24-ka Milyan Ee Doollar Meel Ay Ka soo Baxdo Annagu Ma Ogin, Cidda Sheegatayna...

0
Hargaysa(HWN):-Xubno ka mid ah Mulkiileyaasha shirkaddaha Shidaalka soo dejiya ee Somaliland markii u horeysay ka hadlay go’aanka ay Golaha Wakiilladu ku laaleen qorshaha...

“Markaan Hargeysa Tago Ee Aan Muddo Joogo, Ayaan Dooran Karaa Axsaabta Siyaasada” Ismaaciil Hurre...

0
Hargaysa(BGN):-Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Hurre Buubaa oo la filayo inuu toddobaadkan gudihiisa dib ugu soo laabto caasimadda Hargeysa, kadib markii uu muddo dhawr...

Wararkii ugu danbeeyay