Daawo Siyaasi Ka Tirsan Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Wadani Oo Wasiirada Xukuumada Siilaanyo Ku...
Boorama(HWN)Siyaasi Xuseen Cilmi oo ka tirsan garabka dhalinyada ee xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay gudaha Magaalada Boorama,kaga hadlay...
Madaxwayne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudi Qaban Qaabindoonta Aas Qaran Oo Marxuum Fu’aad Aadan Loo...
Hargaysa(Biyo guure News.com) Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa manta magacaabay gudi heer qaran ah oo qaban qaabin doonta aasqaran oo loo samayn doono Marxuum...
Guddomiyaha Gobolka gabilay o sheegay in Mucaardkii u ka tirtiray Gobolkaa, Maanta ay wada...
'
Hargeysa(Biyo Guure News.com)-Badhasaabka gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa sheegay in xisbiyadda mucaaridka ahi aanay wax awood ah ku lahayn gobolka Gabiley,...
Ma Dhabaa In Dawladda Masar Ay Maxamed Mursi Dil Daldalaad Ah Ku Fulinayso Maalinta...
-Dawlada Masar ayaa la sheegaya inay dil dal-dalaad ah ku fulin doonto Madaxweynihii hore ee dalkaas Maxamed Mursil kadib markii dil lagu xukumay.
Wararkan sheegaya...
Midowga Yurub Oo 20% Dhimaya Dhaqaalaha Ay AMISOM Siiyaan Iyo Halista Soo Waajahaysa Madaxweyne...
-Midowga Yurub oo ah maalgeliyaha ugu weyn ee ciidamada AMISOM ee Somaliya ku sugan ayaa la sheegayaa inuu qorshaynayo sidii uu 20% uga jari...
Mucaaradka Waan Uga Garaabaya Doorashada Dib U Dhacday, Laakiin Dawladi Ma Jirto, Wax Macquula...
Hargeysa(Biyo Guure News):- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye, ayaa jawaab ka bixiyey...
Ciidamada Bilayska Oo Gacan Bir Leh Ku Qabtay Kooxo Dhalinyaro Ah Oo Maanta Duhurkii...
Ciidamada Bilayska Oo Gacan Bir Leh Ku Qabtay Kooxo Dhalinyaro Ah Oo Maanta Duhurkii Rabshado Ka Samaysay Xaafada Goljano Ee Hargeysa.
Hargeysa(Biyo ews.com) – Ciidamada...
Deeq la gaadhsiiyay qoyska Marxuum Askari Kalabaydh: Qalinkii: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare) –
Hargeysa(Biyo-gure,com)-Wuxuu ahaa askari ay geeridiisu dad badan taabatay. Shaqadiisa oo uu ku fiicnaa, dadka oo uu si fiican ula dhaqmi jiray, xilkasnimo iyo aqoon...
Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Qabsoomaya Bisha September Ee Sannadkan Iyo Siyaasiyiinta...
Hargeysa(Biyo-guure.com)-Shirka golaha dhexe ee xisbiga talada haya ee KULMIYE ayaa la filayaa inuu qabsoomo bisha September ee sannadkan 2015.
Shirkan golaha dhexe ee xisbigan oo...