Barlaamankii Wuu Fadhiyaa, Guurtidii Wey Fadhidaa, Dawladdii Wey Fadhidaa, Waana Wada Baarixi, Baarixigana
Hargeysa (BGN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Xeerka Saami-qaybisaga iyo Doorashada Golaha Wakiilada, waxaanu sheegay in...
Wasiirka Duulista iyo Hawada Oo Socod ku Maray Gudaha Magalada Burco + Reer Burco...
Burco BGN) Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Labadii Maalmood u Danbeyayba ku Sugnaa Gudaha Magalada Burco ayaa sidii Cadada u...
Gabadha Dunida Ugu Maalqabeensani Waa Is-Koris Fahamtay Nolosha Iyo In Ay Iskeed Shaqo U...
(BIYO GUURE NEWS>COM)- Zhou Qunfei oo ah haweenay 39 jir ah oo u dhalatay dalka China, waa gabadha ugu maalqabeensan dumarka dunida, waxa ay...
Madaxweynaha Jabuuti Oo Maanta Qaabiley Daljiraha Falastiiniyiinta Ee Djbouti
Djbouti(BGN)-Madaxweynaha dalka Jabouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa, maanta xafiiskiida dalka Djbouti ku qaabiley Daljiraha Maamulka Falastiiniyiintu usoo igmadeen dalkaasi Djbouti.
Madaxweynaha dalka Djbouti Ismaaciil Cumar...