Idaacadii BBC,da Laanteedii Afka Soomaliga Oo Dhegaysigeedii Hoos U Dhacay ,Waa maxay sababtu,

0

Sababaha Inta badan Loo Aaneeyo ah dad Aan Xirfad lahayn oo laga shaqaaleeyay xafiiska Nairobi Ee Laanta afka Soomaliga ee BBC da,

waxaa dadku Iswaydiiyaa Laantan BBCda Ee Afsoomaliga Ku hadasha Maxaa Kusoo Ururiyay dadka Kenyanka ah ee Kasoo Jeeda qoomiyada Soomalida, Ma Wariyayaasha Soomalida Ah ayaay ka Aqoon badan Yihiin,
Nasiib daro waxaad Arkayasaa In Studio gii BBC da ee nayroobi Noqday Goob Ciyoolo Sujuugu ku Cunaan xanjada Midabaysan,
Dib U xasuuso ragii ka Shaqayn Jiray laanta afka Soomliga ee BBC da waxaay ahaan Jireen rag La Xulay balaaqadooda afka Soomaliga, Inta warku Ku Jiro Qof hadlaya lama arki Jirin Sidii Aay dadku dhegaysanayaan xadiis Diiniya Oo kale,

Maantana Qof magaciisa iyo Codkiisa la yaqaan ma Jiro, Soomaalidu way ku xisaabtami jireen aqtiyada waraku soo galayo,

Maanta Xiligii warka ee labadii duhurnimo warkii Ugu waynaa caalamka Oo ahaa madaxwyanah afgaanistaan oo qaatay Go,aan Geesinimo Leh Kana dhex hadlay shir caalamiya oo wadmada daneeya arimaha afgaanistaan akasoo qaybgaleen ayaa waxa dhacday in wariye ku sheega catoosh faalo macaan oo socota kana hadlaysay arinkaa oo uu soo jeedinayay ninka xiligan ugu macquulsan wariayayaasha BBC,da Maxamuud cade in uu warkoo socda ka Dhex qaylinayay,

Hoos ka Dhegayso,