Home Wararka Page 1113

Wararka

Daawo Muuqalka”Qaar Kamida Cuqaasha Berbera Oo Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Berbera Ku Eedeeyay Fal...

0
Qaar kamida cuqaasha Gobolka Saaxil ayaa ka hadlay fal habeenkii xalay ka dhacay magaalada Berbera oo lagu gubay dukaan uu leeyahay nin lagu magacaabo...

CAJIIB- Qaxoontigii Dibad Yaalka Ahaa Ee Ku Sugnaa Giriiga Oo Dawlada Dalkaasi U Kiraysay...

0
Wakaaladaha Wararka-(HWN)- Dawladda dalka Gariiga ayaa lagu soo waramayaa in ay bilowday diiwaam-gelinta dadka qoxoontiga ah ee tirada badan, ee dhawaan soo buux dhaafiyay...

0
Xildhibaan Mataan Muxumad Hoori, oo ka tirsan Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland, kana mid ah masuuliyiinta sare ee xisbiga mucaaridka ah ee WADANI, ayaa si...

Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabay Xubno Beeshiisa Katirsani Raalina Galina...

0
Hargeysa(HWN)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye,ayaa gaashaanka u daruurey Salaadiin iyo Kooxo dhaliilo ujeediyay Maayarka Caasimada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed...

Qaar Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Magaalada Hargeysa Oo Maayir Solteco Ugu Baaqey In...

0
Qaar ka mida salaadinta iyo cuqaasha ka soo jeeda koonfurta iyo badhtamaha Magaalada Hargeysa  ayaa dhaliilo culus u Soo Jeediyey  maayirka caasimada hergeysa Cabdiraxmaan...

HAAKAH:-Hal ku dhig Hir-galay Oo Bogsiimmo U Noqday Siyaasiyiinta Kurraasta Ku Fadhiya –

0
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(xoog)oo katirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa meesha ka saaray warar dhawaanahan soo baxayey oo sheegayey inuu xilka iska casili doono Guddoomiyaha...

Maxkamada Sare Iyo Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Maanta Kulan Yeeshay .

0
Maxkamadda Distooriga ah ayaa Maanta Kulan Wada tashi Waxay la yeelatay Madaxda Sadexda Xisbi qaran si ay u dhagaysato aragtidooda ku saabsan Qaraarkii Golaha...

Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Ay Dhamaatay Mudadii Loo Qabtay Bacda Wixii Imika Ka...

0
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Md: Muuse Qaasim Cumar ayaa kudhawaaqay in laba maalmood uun uu ka dhiman yahay wakhtigii 120 maalmood ahaa...

Wararkii ugu danbeeyay