Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Xeer Saxaafadeed Cusub Oo Ay Warbaahinta Somaliland U Samaynayso...
Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay ku mashquulsantahay samaynta xeer saxaafadeed ay sheegtay in lagu dhiqi doono warbaahinta Somaliland.
Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo oo...
Sacuudiga oo Si Rasmiya Xayiraadii Uga qaadaya Xoolaha Soomaalida
Xayiraadii Saarnayd Dhoofka Xoolaha Ee Dalka Boqortooyada Sacuudiga oo Si rasmiya Looga qaadayo wadamada Somaliland iyo Soomaliya,
Illo Xog Ogaala oo kamida ganacstada xoolaha Kuna...
Qiso layableh oo Ku Dhacday Nin nayjeeri ah oo tahriib u Tagay Liibiya,
in ka badan 3,000 oo muhaajiriin Nayjeeriyaan ah oo ku guul-darreystay inay gaaraan Yurub, ayaa waxaa dalkooda dib ugu celiyay Ururka Caalamiga ah ee...
Baarlamanka Somaliland oo Laalay Moshonkii haamaha shidaalka Berbera
Mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku diiday mooshin laga keenay shirkadaha maamula kaydka haamaha shiidaalka ee magaalada Berbera.
Fadhi ay maanta yeesheen...
Laba wiil oo da’ yar ah 13 iyo 15 kala jiro ayaa lagu toogtay...
Wiilka 15 jirka ah isaga oo dhaawac ah waxaa laga helay waddada weyn ee Wealstone.
Daqiiqada kaddib ambalaasta ayaa dhawaaqday waxayna boolista heleen wiilka 13-ka...
Xildhibaan Sanweyne Muxuu Ka Yidhi Fadeexadda Hadhaysay Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Ee La Shaaciyey?
Wasiirka Maaliyadda iyo Madaxweyne Toona Awood uma laha inay beddelaan Miisaaniyadda Golaha Wakiilladu Ansixiyey ee Sharciga noqotay…” Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan...
Hay’adda sirdoonka Maraykanka ee FBI ayaa sheegtay in koox burcad oo afduub ka geystay...
Agaasimaha tiknoolajiyadda FBI Joseph Mazel ayaa ka hadlayay shir looga hadlayay aaladaha duula oo ka dhacay magaalada Denver ee dalka Maraykanka, wuxuuna sheegay in...













