Home Wararka Page 1105

Wararka

92 jir tartan doorasho galay oo ku guulaystay,qodabka warka calamka saaka ugu wayn

0
Raisul wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad ayaa guul taariikhi ah ka gaaray doorashooyinka guud ee dalkaas. Sida ay muujinayaan natiijaooyinka rasmiga ah. Guddiga doorashooyinka...

Hadii Maraykanku ka Baxay Heshiiskii Niyuklerka Waxaanu Bilaabi Doonaa Horumarinta Yuraanimaka,LKN Marka Hore,,Madaxwaynaha Iiraan...

0
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka uu ka baxayo heshiiskii Niyuklerka ee ay wadamada reer galbeedka la galeen wadanka Iran. Mr Trump...

Jubaland Hadaan Nahay Imaaradka Nooga Roon dawlada xamar, Madaxwaynaha Jubaland

0
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dhaliilay siysaasadda dowladda federaalka ee ku aaddan khilaafka Khaliijka. Wuxuu ku eedeeyay dowladda inay ka...

Prof Axmed ismacil samatar oo Fariin Cilmiyaysan oo Ku Saabsan Xuska 18may Soo Dhigay...

0
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay isbedelka lagu sameeyay Xuska 18-ka May oo ku beegan horaanta bisha Barakasayn ee Ramadaan,...

Wararkii ugu danbeeyay