Home Wararka Page 1100

Wararka

Roodhida Oo Ku Qaaliyoowday Dalka Suuudaan iyo Mudaharad Xoogan Oo Ka Dhashay

0
Dalka Sudan waxaa ka dhacaya banaanbaxyo looga soo horjeedo qiimaha rootiga oo kordhay taasoo ay dadku aad uga cabanayaan Waxaana meesha ka baxay lacago ay...

Daawo, Bus Siday 30 Qof Oo Rakaaba Oo Ku Dhacay Duleedka Berbera

0
Shilkan Waxaa Sababay Labo Bus Oo Aay Leedahay Shirkada SALAAMA oo Is Eryanayay, Codkii Mid Kamida rakaabka Bus Ka Dhacay, Illaa Lix Qof Ayaa Dhaawac...

Warbaahinta Madax Banaan Ee Somaliland Oo Heshay Qoraal Rasmi Ah Oo Ay Haayada Cuntada...

0
Hay’adda cuntada adduunka WFP ayaa warqad rasmi ah oo ay u dirtay wasiirka wasaaradda Qorshaynta isla markaana ay ogeysiin siisay wasiirrada maaliyadda, arrimaha dibadda...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Safarkiisii Ugu Horeeyey Ugu Baxay Dalka Jabuuti Iyo Masuuliyiinta Ku...

0
-Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa safarkiisii ugu horeeyey ugu baxay dalka Jabuuti. Madaxweyne Muuse Biixi ayaan  warbaahinta wax faah faahin ah ka...

Maareeyaha Dekada Berbera Oo Xaqiijiyey In Amar Madaxweyne Lagu Joojiyey Dhulkii Raasiga Dekada

0
Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xassan Cabdilaahi iyo Wasiirkii hore ee wasaarada Ganacsiga Dr Cumar Shuceyb Maxamed ayaa ka hadley dhulka raasiga dekada Berbera uu...

Wararkii ugu danbeeyay