Home Wararka Page 1081

Wararka

Gabadhii ugu Horaysay ee qaadata Derajada Jenaraal Dalka Kenya Dhalasho ahaana...

0
Fatuma Axmed ayaa maanta loo dhaariyay haweeneeydii ugu horeysay oo daraja Janaraal ka gaarta ciidamada qalabka sida ee dalka Kenya. Fatuma ayaa lagu dhaariyay xaflad...

Boqorad Elizabeth II ayaa la kulantay inta badan 12-kii madaxweyne ee Maraykanka soo maray...

0
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa booqasho ugu tagay boqoradda Ingiriiska xilli uu socdaal ku joogo dalka Britain, balse ma noqonayo madaxweynihii koowaad ee boqoradda...

DEG DEG, xisbiga talada ethiopia haya EPRDF ayaa jawaab Siiyay Madaxawynaha Degaanka Soomaalida oo...

0
Kadib waraysi uu bixiyay madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo uu ku eedeeyay madixii hore ee sirdoonka Itoobiya Mr. Gatachew, ayaa...

Madaxawyne Trump oo London Booqday+ Mudahaarad Lagu Dhigayo iyo Luuqad Adag oo uu Kula...

0
Dibadbax looga soo horjeedo booqashada Trump ee Britain oo ka dhacay London Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa markii ugu horeesay tan iyo intii uu...

Deg Deg Madaxawyanaha Degaanka Soomaalida Ethiopia oo Cafis ka dalbaday dadkii uu Xasuuqay

0
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa hoggaanka Jabhadda ONLF ugu baaqay inay ka faa'iidaystaan baaqa Ra'isal wasaare Abiy Axmed uu u soo jeediyey jabhadaha...

Wasiirada Arimaha Dibada ee Ethiopia iyo Somaliland oo qaatay Kulan aay kaga wada...

0
Wasaarada arimaha dibada somaliland ayaa faah faahin ka bixisay kulan Addis Ababa ku dhex maray wasiirka arimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire iyo...

Madaxwayaha Deganka Soomaalida Ethiopia oo Eedaymo u Jeediyay Janankii Sirdooonka Ethiopia ee Xilka...

0
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa ku eedeeyey madaxii hay'adda sirdoonka Itoobiya, Getachew Assefa, inuu "cabsi galin iyo hanjabaad" ka waday...

Wararkii ugu danbeeyay