Home Wararka Page 1002

Wararka

Dhaawaca jabhadda Yemen oo la daad gurayn doono

0
Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobay ayaa daad gurayn doonta dagaalame yaal ka dhaawacmay jabhadda Xuutiyiinta, sida ay sheegeen xulafada la dagaalamaysa jabhadda. Arrintan ayaa looga...

Sacuudiga miyuu bedelay mowqifkii Qatar+Boqor Salman oo tallaabo cusub oo aan la fileynin qaaday

0
Diblumaasiyiin xog ogaal ah ayaa u sheegay wargeys kasoo baxa dalka Kuwait in xoghayaha Guud ee Golaha iskaashiga Khaliijka uu booqan doono magaalada Doha...

Booliska Israa’iil: Ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu “waa in la maxkamadeeyo”

0
Booliska Israa'iil ayaa sheegay iney maxkamadeyn wajahayaan Ra'iisul wasaare Benjamin Netanyahu iyo xaaskiisa Sara, ka dib marikii lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo laaluush. Waxaa lagu tuhunsanyahay...

Daawo Sawirada :- Amiir Maxamed Bin Salmaan oo lagu bah-dilay shirkii G-20

0
Dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa lagu bah-dilay laguna takooray shirkii dhaqaalaha ee G-20, kaddib markii la’iska fogeeyey xiligii la galayey sawirka guud...

Madaxda ONLF ma u soo istaagi doonaan doorashada dowlad deegaanka?

0
Hogaamiyaha jabhadda ONLF Maxamed Cumar Cismaan iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan jabhadda ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Jigjiga oo uu...

Ururka Midowga Afrika oo ka digay xiisad ka soo cusboonaata Burundi

0
Ururka midowga Afrika ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin horumar la'aanta wadahadalada nabadda ee dalka Burundi. Saraakiisha Midowga Afrika ayaa waxay ugu baaqeen dhinacyada...

Qodobadii Ugu Cuslaa Ee Ay Maxweyne Biixi Hordhigeen Oday Dhaqameedka Ceerigaabo Iyo Ceel-Aweyne Oo...

0
Baadhis dheer oo Wargeyska Foore muddooyinkii ugu dambeeyey ku hawlanaa oo ku aaddan kulamadii xasaasiga ahaa ee Madaxweyne Muuse Biixi la yeeshay Odayaasha, Wax-garadka...

Erdogan oo codsaday in loo soo gacan geliyo dadka looga shakisan yahay dilka Jamaal...

0
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa ka codsaday dowladda Sucuudi Carabiya inay usoo gacan geliso dadka ku sugan dalkaasi ee looga shakisan yahay inay...

Wararkii ugu danbeeyay