Home Muuqaallo Page 25

Muuqaallo

Ninka dadka ku laayay iskuulka Florida wuxuu ahaa agoon is ciilay

0
Waxaa soo baxaya sawir aad u fool xun oo ku saabsan ninka toogashada ka geystay dugsiga sare ee Marjory Stoneman Douglas High School ee...

DEG DEG, Xaalada dalka Ethiopia Oo Qasan iyo raysal wasaarihii O Is casilay

0
Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa ku warrantay in uu xilki reysal wasaarannimo iska casiley Haiemariam Desalegn. Waxa uu sidoo kale Desalegn uu ka tagay guddoomiyannimadii...

Arday Gaadhaysa 17 Oo Saaka Lagu Dilay iskuulkii Aay Dhiganyeen dalka Maraykanka Gobolka ...

0
Florida: Ardey Hore oo Dilay 17 Qof   Ardey hore oo looga eryey iskuulka sababo la xiriira dhaqan xumo ayaa diley 17 qof, halka 16 kalena...

75 Jirkii Madaxawyanha Konfurta Afrika Oo Is Casilay , Culays Adag Oo Kaga Yimid...

0
Madaxweynaha Koonfur Afrika, Jacob Zuma, ayaa xilka iska casilay kaddib maalmo uu haystay caddaadis ballaaran oo uga imanayay xubnaha xisbigiisa ANC. Waxa uu iscasilaaddiisa kaga...

Cajaa,ib, Maxbuus Xukunaa 16sano oo Mataankiisii Ku Bedelay Jeelka

0
Saraakiisha ammaanka ee Peru ayaa dib u soo qabtay nin xabsiga ka baxsaday sanad ka hor isagoo uga tagay xabsiga walaalkiisa oo ay mataanno...

Booliiska Sida Gaarka ah U Tabobaran Oo U Daatay Guriga Madaxawyne Zuma Saaxiib...

0
Ciidammada sida gaarka u tabobaran ee la dagaalanka dambiyada ee Hawks loo yaqaano ee dalka Koonfur Afrika ayaa aroornimadii maanta weerar lama filaan ah...

Wararkii ugu danbeeyay