Arday Reer Somaliland ah oo deeq wax barsho ka helay dalka Ethiopia,

0

98 Arday oo kala tageysa 4 jaamacdood oo ku yaala dalka Ethiopia  ayaa ay sabootiyeen gudida  tacliiinta sare ee jamhuuriyada Somaliland, Ardayadan ayaan soo diyaarinayay shahadad sare ee PHD iyo MASTER,

gabadh kaliya ee ku guulaystay imtixaankii PHd  Nimco cabdi Nuur ayaa ay magaceeda kor uqaadeen gudida tacliinta sare ee jamhuuriyada somaliland markii ay amaba bixinayen Ardaydan waxbarshada ka helay dalka Ethipia,

waxaa iyaguna ka qayb ahaa amba bixintan ardayda waalidiintii dhashay Ardayda,waxana loogu bushaaraeeyay in aan wax kharasha oo looga baahan yahay  anay jirin,