Faallooyin

Madaxawyanha Jabuuti oo Markii Kowaad ka hadlay Isfahamkii dhex maray dalkiisa iyo eritaria

0
Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele, ayaa sheegay in Djibouti iyo Ereteriya gaadheen isfaham guud oo lagu dejinayo xaaladii adkayd ee labada wadan u...

Markii Kowaad oo Caasimada Somaliland Laga Xuso sanadguuradii 88aad ee dhalashadii boqortooyada sacuudiga

0
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil,iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa, ka Qeyb galey Munaasibad Balaadhan oo ay Soo agaasimeen Jaaliyadda...

BBC wadadii ugu dheerayd ee somaliland hirgaliso 80km oo xadhiga laga jaray

0
Waxaa maanta si rasmi ah loo furay waddada wayn ee u dhexeeysa magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo iyo Ceel-Afweyn ee Jahmuuriyadda iskeed ugu...

Nin Dhibaato Uu Kala Kulmay Calanka Somaliland Oo Uu La Dhex Maray Badhan Isu...

0
Allaah Haw U Naxariistee Marxuum Maxamuud Ladiif Cismaan ayaa ku geeriyooday Xabsi ku yaala Magaaladda Badhan oo ay ku xidheen ciidamo taabacsan Puntland,  ka...

Dawlada Ingiriiska oo Muwaadiniinteeda uga Digay Safarada Gesska Afrika marka laga Reebo Hargaysa iyo...

0
Wasiirul dawlaha dawladda Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo dalalka Barwaaqo sooranka Ahmed of Wimbledon ayaa sheegay inaanay xafiisyada Ingiriiska ee Muqdisho iyo Hargeysa muwaadintooda...

Wararkii ugu danbeeyay