Dawlada dalka suciidiga ayaa isku diyaarinaysa sidii aay u qiran lahayd dilkii waryihii jamal kashoogi
warbaahinta caalmiga ah ee dalka maraykanka ayaa qoraya in boqortooyada sacuudigu sidii aay u qiran lahayd dilka si cadaaanan u shaacin lahayd dilka wariyaha sacuudiga u dhashay,
dawlada sacuudiga ayaa doonaysa in aay dilka wariyahaa ku tilmaanto qalad ka dhacay mukhadaraadka sucuudiga oo waraysiyo la yeelanayay kadibna uu sidaa ugu dhintay gacantooda,
dawlada turkiga ayaa markii warkani soo baxay labo wiig ka hor waxay sheegtay in wariyahaa lagu dhex dilay safaarada dhexdeeda kadibna la jar jaray oo hilibkiisii loo qaaday dalka sucuudiga intaa kadibna lagu tuuray biyaha bada cas,
dilka wariyahan ayaa noqon doona mid dalka sacuudiga ku keena sumcad xumo iyo waliba saaxiibo badan oo aay ku waayaan,
caqabada ugu daranina waxay noqon doontaa marka la yidhaa keena maydkiisii taasina dhibaato horleh oo muran dhalisa ayaa ka dhalan doonta,