Faallooyin

DEG DEG, Heshiis laga gadhay xiliga doorashooyinka isasaaran ee jamhuuriyada somaliland la qabanayo,

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Hoggaanka Saddexda Xisbi ee UCID, Waddani iyo Kulmiye, ayaa isla qaatay in doorashada golayaasha deegaanka iyo Wakiillada ee...

Kulan rasmiya oo wada yeelnayaan Madaxawyne biixi iyo lbada hogaamiye ee xisbiyda mucaardka ah...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID Eng Faysal Cali Waraabe...

Madaxwaynaha dawlada xamar iyo madaxwaynaha Ereteriya oo Sooo saaray Wax ka Duwan waxay kawada...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo kulamo wadatashi ah ku yeeshay Villa Soomaaliya ayaa ku heshiiyey...

Dad badan oo ku dhintay dagaal ka socda Mooyaale

0
Shanti maalmood ee la soo dhaafay waxey dagaallo ka socdeen degmada Mooyaale ee dalka Ethiopia. Dagaaladan ayaa dhex marayay Soomaalida iyo Oromada oo ku dagaalamaya,...

Senatarada Mareykanka oo u codeeyay arrin ka dhan ah Sacuudiga

0
Xildhibaanada aqalka senate-ka ayaa u codeeyay in milatariga Mareykanka uu joojiyo taageerada uu sacuudiga ka siiyo dagaalka Yemen. Waxa ay sidoo kale dhaxal sugaha Sacuudiga...

Madaxweyne Afwerki oo booqasho ku tegay Muqdisho

0
Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...

Deg Deg madaxawanha dawlada xamr oo amray in lasoo katiinadeeyao sheekh Mukhtaar Roobow,

0
Halkan Hoose ka Akhri warqada Amarka ah ee  Madaxawynaha dawlada xamar Bixiyay in  Lasoo xidho Mukhtaar Roobow oo farmaajo ku eedeeyaay in uu Hub...

Akhriso Qodabada Sharciga ah ee baarlamaanka dawlada xamar ku oogeen farmaajo

0
Waxa ay iska noqotay arrin iska caadi ah siyaasadda Soomaalida in mooshin laga geeyo madaxda dowladda , kaas oo inta badan dhaliya qalalaase siyaasadeed. Waxa...

Wararkii ugu danbeeyay